WAJAALE NEWS

Shacabka Magaalada Gabiley Oo Isugu Soo Baxay Banaan Bax Lagu Taageerayo Ciidamada Qaranka Somaliland

GABILEY(W,N)-Shacabka ku dhaqan magaalada gabiley oo ay hormuud ka yihiin haweenku ayaa iskugu soo baxay banaan bax ay ku taageerayaan ciidamada qaranka somaliland ee dalka difaaciisa ku jira iyagoo wacad ku maray in ay barbar taagan yihiin guushuna ay iyaga raaci doonto.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version