WAJAALE NEWS

Mujaahidiin Madaxwayne Biixi Iyo Xukuumadiisa Ugu Baaqay In Ay Iscasilaan!

HARGAYSA(W,N)-Mujaahidiinta dalka jirka somaliland ee ururka miisaan ayaa si adag uga hadlay xaalada dalka iyo dagaalkii ciidamada booliska iyo jabhada buurta gacan libaax ee sobobay dhimashada iyo dhaawaca askartii ciidanka booliska

Sidoo kale mujaahidiintan ayaa sheegay in marka xukuumaduhu ku fashilmaan masuuliyadii loo igmaday in ay isacasilaan madaxdu iyagoo usoo jeediyay madaxwaynaha iyo xukuumadiisu in ay iscasilaan,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version