LONDON(W,N)-Jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan dalka ingiriisa ayaa munaasibad soo dhawayn ah usameeyay wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada Somaliland cabdixakiim siciid bustaale oo safar ku jooga dalka ingiriiska.
Dhanka kale wasiirka wasaarada wxbarashada ayaa khudbad uu kaga waramayo xaalada dalka ujeediyay jaaliyada
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;