HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland ayaa gudiyo umagacaabay shaqaaqo laba beelood udhaxaysa oo ka dhacday deegaanka ceel afwayn iyo waxyaabihii ka dhashay dagaalkii ciidamada qaranka ee gobolka sool.