WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Cusub Ee Xisbiga Kulmiye Oo Sheegay In Aanay Jirin Cid Khasbi Kartaa!

BURCO(W,N)-Gudoomiyaha cusub ee maanta lagu doortay shirkii golaha dhexe ee xisbiga kulmiye ahna wasiirka arimaha maxamed kaahin ayaa sheegay in aanay jirin cid ku khasbi kartaa waxay rabaan, isagoo ku baaqay in loo diyaar garoobo doorashada ururada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version