WAJAALE NEWS

Dawlada Taiwan Oo Deeq Malaayiin Dollar Ah Ku Wareejisay Somaliland

HARGAYSA(W,N)-Dawlada Taiwan ayaa Somaliland ugu deeqday lacag dhan 2milyan dollar kaasi oo loogu talo galay horumarinta arimaha bulshada Somaliland

Wasiirka wsaaradamaaliyada Somaliland ayaa deeqdan kala wareegay safiirka dalka Taiwan ufadhiya Somaliland.

Exit mobile version