HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa cabdikariim axmed mooge oo ka qaybgalay xaflad ay ku qalin jabinayeen arday ka aflaxday jaamacada quraanka ee magaalada hargaysa ayaa sheegay in umada Somaliland ubaahan yihiin hogaamiye xafidsan 30ka jis ee quraanka kariimka ah.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;