WAJAALE NEWS

“Anigu Kursiga Aan Doonayo, Waxa Igala Culus Dhiigga Muwaadiniinta..”Musharax Cirro

HARGAYSA(W,N)-Musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi cirro ayaa ka hadlay dagaalkii dhexmaray ciidanka booliska somaliland iyo jabhada buurta gacan libaax oo sobobay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac isagoo tacsi udiray askartii ku geeriyootay

Sidoo kale musharax cirro ayaa sheegay in  aanu kursiga madaxwayne ee somaloiland ku doonayn dhiig udaata xisbiga wadanina uu aaminsan yahay midnimada shacabka Somaliland iyo nabadgalyadeeda.

Exit mobile version