WAJAALE NEWS

Ururada Siyaasada Somaliland Oo Soo Dhaweeyay Go,aankii Kasoo Baxay Komishanka Doorashooyinka Jsl.

HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah urur siyaasadeedyada somaliland oo maanta shir jaraa,id ku qabtay magaalada hargaysa ayaa soo dhaweeyay go,aamkii ay komishanka doorasooyinku ku cayimeen qabashada doorashada ururada .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version