BOORAMA(W,N)-Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani Khadar xuseen oo ka hadlay munaasibad lagu qabtay magaalada boorama ayaa ka hadlay arimo la xidhiidha dawladaha nugul iyo kuwa fashil waxyaabaha lagu garto
Sidoo kale xoghayaha xisbiga waddani ayaa eedo culus ujeediyay madaxwayne biixi iyo xukuumadiisa isagoo sheegay in umada uu hogaamiye unoqday madaxwayne biixi ay tahay umad jabtay.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;