|
|||||
WAJAALE NEWS
“Sool Maanta Waxa Ka Dhacayaa, Dhibaatada Dadka Loo Gaystay, Dadka La Qixiyay, Ma Faratoon Oo Gudoomiye Laga Dhigo Ayay Ku Bogsanaysaa”Xoghayaha Xisbiga Waddani.
July 7, 2023 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani Khadar xuseen oo ka hadlay munaasibad lagu qabtay magaalada boorama ayaa ka hadlay arimo la xidhiidha dawladaha nugul iyo kuwa fashil waxyaabaha lagu garto Sidoo kale xoghayaha xisbiga waddani ayaa eedo culus ujeediyay madaxwayne biixi iyo xukuumadiisa isagoo sheegay in umada uu hogaamiye unoqday madaxwayne biixi ay tahay umad jabtay. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Hay'adda U Doodda Xuquuqda Aadanaha Ee Amnesty International Oo Dawlada Kenya Ku Ee Daysay Inay Cadw... Shirkadda Dp World Ee Maalgelinyasa Dekedda Berbera Oo Shaqaalihii U horeeyay Oo Boqolaal Ah Shaqadi... Agaasimaha Cusub Ee Cisbitaalka Qaaxada Ee Hargaysa Oo Si Rasmiya Xilkii Ugala Wareegay Agaasimihii ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|