WAJAALE NEWS

Masuul Katirsan Xukuumada Oo Sheegay In Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Lagu Wareejinayo Wasiir Maxamed Kaahin.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha komisanka tamarta Somaliland mr cadare oo ka hadlay munaasibad ayaa sheegay in gudoomiyaha xisbiga kulmiye dhawaan lagu wareejin doono wasiirka arimaha gudaha ahna gudoomiye kuxigeenka xisbiga.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version