HARGAYSA(W,N)-Komishanka Doorashooyinka somaliland ayaa goor dhawayd ku dhawaaqay jidwalka doorashooyinka jsl iyo wakhtiyada ay kala dhacayaan.
Sidoo kale komishanka doorashooyinka ayaa sheegay in ay soo horaynayso doorashada ururada oo dhici doonta 28decenber 2023, halka doorashada madaxtooyaduna ay dhici doonta 13/11/2024ka.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;