WAJAALE NEWS

Gudida Fulinta Xisbiga Waddani Oo Kulan Deg Deg Ah Yeeshay Iyo Arimaha Lagaga Hadlay

HARGAYSA(W,N)-Hogaanka xisbiga waddani iyo gudida fulinta ee xisbiga ayaa shir muhiim ah ku yeeshay magaalada hargaysa kaasi oo uu gudoominayay musharaxa madaxwayne ee xisbiga cabdiraxmaan cirro.

Kulankan ayaa lagu gorfaynayay arrimo masiiri ah oo ku aaddan mawqifka xisbiga ee arrimaha siyaasadda iyo amniga ee dalka ka taaggan.

 

Exit mobile version