WAJAALE NEWS

“Dalkan Doorasho Aan Heshiish Lagu Ahaynin Kama Dhici karto, Waxaanan Ku Telin Lahaa, Komishanku Doorashoyinka Qaranku, In Ay Iskugu Yeedhaan “siyaasi Dhimbiil.

“Anaa Amiir Wax Shaqaynaya Maaha, Sida  Xukuumadu Doonaysana Noqon Mayso, Sida Mucaaridku Doonaya Noqon Maysee, Wixii Dalka Udana Ayaa Muhiim Ah”Siyaasi Dhimbiil

BURCO(W,N)-Siyaasi Maxamed Cabdi Jaamac Dhimbiil oo kamid aqoonyahanka reer Somaliland ee ka faalooda arimaha geeska iyo siyaasada Somaliland ayaa ka hadlay xaalada guud ee dalka xal uhelida dagaalka laascanood

Sidoo kale aqoonyahan dhimbiil ayaa ka hadlay qoraal komishanka ku gudbiyeen maxkamada sare qabsoomida doorashooyinka iyo loolanka loogu jiro gudoomiyaha golaha wakiilada  Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://www.facebook.com/watch?v=795698115382198https://www.facebook.com/watch?v=795698115382198

Exit mobile version