WAJAALE NEWS

Ciidanka Dab Damiska Somaliland Oo Gurmad Ka Galay Dabkii Ka Kacay Suuqa Magaalada jig jiga

HARGAYSA(W,N)-Ciidamada dab damiska somaloland oo ay horkacayaan maayarka caasimada hargaysa iyo taliyaha cidanka dab damiska ayaa habeenkii xalay magaalada jig jiga halkaasi oo ay ugurmadeen daminta dabkii ka kacay suuqa taiwan ee magaalada taasi oo ay laxaadle ka qaateen xakamaynta dabkan

HALKAN KA DAAWO MUUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version