CANADA(W,N)-Halgamaa Faneed Shamis cali Faarax shamis Qardajeex oo kamid ahayd Fanaaniintii Sida wayn uga soo qayb qaatay dhaqdhaqaaqii Gobanimo doonka Dalka Jabuuti iyo Halgankii dib u xoraynta Somaliland ayaa hambakyo iyo bogaadin hawada u marisay bulshooyinka Somaliland iyo Jabuuti munaasibadaha 26 juune 1960 iyo 27 juune 1977 oo kala ah 63 guurada madax banaanida Jamhuuriyada Somaliland iyo 46 guurada xoriyada Jamhuuriyada Jabuuti waxana hadaladeedii kamid ahaa.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;