WAJAALE NEWS

“Muusoow Waxaad Gaalada Ugu Sheekaysaa, Laba Sano Ayaa Lay Kordhiyay, Abti Isla Yaab, Laguuma Kordhine”Gudoomiye Faysal

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid eng faysal cali waraabe ayaa markale mawqif adag ka istaagay khilaafka doorashooyinka ee ka taagan Somaliland isagoo wacad ku maray in aanay dalka ka dhacay doorashada madaxtooyada mid aan ahayn

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa bogaadiyay madaxwaynaha somaliya xasan sheikh oo door dhexdhexaadnimo ka ka qaatay colaada gobolka sool

Dhanka kale gudoomkiye faysal ayaa bogaadiyay Raage garaad Cabdiqani oo Somaliland uyimid sidii uu nabaday uga gali lahaa colaada gobolka sool.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version