WAJAALE NEWS

Muj Cabdilaahi Dirawal Oo Sheegay In Somaliland Dhex Fadhido Somaliya Iyo Fariinta Uu Udiray Xukuumada Somaliland!

“Somaliland Waxaad Moodaa Dhowr Iyo Tobankii Sano Ee Udanbeeyay, In Aynu Dhex Fadhino Somaliya, Ismana Ogin”Muj cabdilaahi Dirawal.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyasadeedka  Muj Cabdilaahi Iimaan dirawal ayaa ka hadlay xaalada guud ee dalka iyo sida ay Somaliland ugu milantay somaliya iyadoo aqbashay safiirada somaliya ufadhiya beesha caalamku in aynu uqaabilno sidii aynu nahay qayb kamid ah somaliya.

Sidoo kale gudoomiye cabdilaahi dirawal ayaa ka hadlay iscasilaada gudoomiyihii hore ee golaha wakiilada Somaliland cabdirasaq khaliif.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version