HARGAYSA(W,N)-Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta saddex maalmood oo rummaan ah (Xabsi ku siihayn) u jartay wariye Bushaaro Cali Baanday.
Waa markii afraad ee wariyaha loo jaro Rummaan iyada muddo bil ku dhaw ku xidhan Hargeysa.
Waxa xusid mudan in wariye Bushaaro Cali Baanday in wali wax kiis ah lagu soo oogin.