WAJAALE NEWS

Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Ka Qaybgalay Daahfurka Xeerka Qaxoontiga Iyo Magangalyo Doonka.

HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka somaliland cabdiraxmaan saylici iyo xubno katirsan golaha wasiirada somaliland ayaa ka qaybgalay munaasibad haayada xaqoontigu soo agaasintay oo ay kusoo bandhigaysay xeerka qaxoontiga iyo magangalyo doonka oo dhawaan golayaasha qaranku ansixiyeen.

Waxaana munaasibada kasoo qaybgalay madax ka socotay haayadaha caalamiga ee dalka iyo kuwa maxaliga ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version