WAJAALE NEWS

Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Hadlay Arimo Xasaasiya Oo La Xidhiidha Xaalada Somaliland!

HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka somaliland iyo wafti uu hogaaminayay oo mudo ku maqnaa dalka dibadiisa oo uu kaga qaybgalay xuska 32guurada somaliland dalal dhowr ah oo ku yaala qaarada yurub  iyadoo madaarka caasimada hargaysa ay kusoo dhaweeyay xubno kamid ah golaha wasiirada oo uu weheliyo maayarka caasimadu.

Sidoo kale madaxwayne kuxigeenka somaliland ayaa ka waramay waxyaabihii uu kala kulmay qurba joogta somaliland iyo arimaha loo baahan yahay in ay fuliso xukuumada somaliland.

 

Exit mobile version