WAJAALE NEWS

Gudoomiye Kuxigeenka Labaad Ee Golaha Wakiilada Jsl Oo Dalka Dib Ugu Soo Noqday, Wakana Warbixiyay Safarkiisii Iyo Waxyaabaha Usoo Qabsoomay.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha wakiilada somailand cali xaamud jibriil ayaa maanta lagu soo dhaweeyay madaarka caasimada hargaysa safar uu mudo dalka dibadiisa ugu maqnaa kadib

Gudoomiye cali xaamud ayaa ka warbixiyay safarkiisii iyo waxyaabaha usoo qabsoomay

Sidoo kale gudoomiye cali ayaa ka hadlay xaalada guud ee dalka iyo dacwada lagu soo oogay gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version