HARGAYSA(W,N)-Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Oo Faah Faahin ka bixiyay Dacwada ay kusoo Oogeen Gudoomiyaha Golaha Wakiilada,kana jawaabay eedo uga yimid xildhibaano
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Somaliland cabdiraxmaan jaamac Hayaan ayaa markii uhoraysay faah faahin ka bixiyay dacwad ay maxkamada sare uga gudbiyeen gudoomiyaha golaha wakiilada iyo qodobada ay kusoo eedeeyeen.
Sidoo kale Xeer ilaaliyaha guud ayaa sharaxay qodobada ay ku eedeeyay cabdirasaaq khaliif
Dhanka kale Xeer ilaaliyaha guud ayaa jawaab ka bixiyay xildhibaano katirsan golaha wakiilada oo sheegay in xeer ilaalintu soo farogalisay shaqadii golaha islamarkaana sharcidaro ku tilmaamay dacwada lagu soo oogay gudoomiye khaliif sheegayna in aan dacwada gudoomiyaha golaha waxba looga baahnayn mudanayaasha golaha wakiilada.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;