WAJAALE NEWS

9kii Bilood Ee Komishanka Qaranku Sheegeen In Ay Ku Qabanayaan Doorashada Madaxtooyada Oo Dhamaatay Iyo Jawaabta!

HARGAYSA(W,N)-9kii bilood ee ay komishanka doorashooyinka qaranku hore usheegeen in ay ku qabanayaan doorashada madaxtooyada somaliland ayaa hada dhamaatay xili ay dalka soo qabteen diwaangalin iyo qaybinta kaadhadhka codbixiyayaasha

Hadaba komishanka doorashooyinka ayaa laga sugayaa in ay ka hadlaan mudadii ay qabsadeen iyo suurto galnimada in ay dalka ka dhacdo doorasho.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version