WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo Madaarka Caaasimada Hargaysa Kusoo Dhawaysay Ardaydii Reer Somaliland Ee Laga Soo Daad Gureeyay Dalka Suudaan!

HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiin  ka tirsan xukuumada Somaliland ayaa maanta madaar caasimada hargaysa kusoo dhaweeyay 110 arday oo reer Somaliland ah oo laga soo daad gureeyay dalka suudan oo ay ka qarxeen dagaalo keenay in laga qaxo caasimada dalka suudaan ee khatruum.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version