HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan sheikh siciid sokeeye oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa ka hadlay xaalada ka taagan gobolka sool gaar ahaan magaalada laascanood iyo mudo haraadada ka dhacay magaalada boorama ee lagaga soo horjeeday dilka sarkaal katirsan ciidan ilaalada xeebaha somaliland ee gobolka salel.