WAJAALE NEWS

Warbaahin Ka Socotay Dalka Taiwan Oo Booqasho Kusoo Maray Suuqyada Magaalada Hargaysa Iyo Waxyaabaha Cajiibka Ah Ee Ay Ku Arkeen!

HARGAYSA(W,N)-Warbaahin ka socotay dalka Taiwan oo socdaal ku yimid Somaliland ayaa booqasho ku tagay suuqyada caasimada hargaysa halkaasi oo ay ugu kuurgalayeenganacsiga Somaliland iyo qaabka uu u shaqeeyo sariflayaasha badhtamaha magaalada hargaysa.

Exit mobile version