WAJAALE NEWS

Madaxwaynaha Somaliya Oo Markale Ka Hadlay Xaalada Laascanood Iyo Ergo Dhex Dhexaadinteeda Muqdisho Uga Timid Ee Ku Sugan Hargaysa.

MUQDISHO(W,N)-Madaxwaynaha somaliya xasan sheikh maxamud ayaa markale ka hadlay mawqifka xukuumada ee xaalaa ka taagan gobolka sool ee Somaliland iyo madaxdhaqameedk xalinteeda uga yimid muqdisho oo ku sugan caasimada Hargaysa

Sidoo kale Madaxwayne xasan sheikh aaya ka hadlay ujeedada ergayga uu umagacaabay wada hadalada Somaliland iyo somaliya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version