BURCO(W,N)-Madaxwaynaha jsl muuse biixi iyo wafti uu hogaaminayo aya safar aan hore loo shaacin ku tagay magaalo madaxda gobolka togdheer ee burco xili uu habeenii xalay dagaal deegaanka cali saahid ku dhexmaray laba beelood oo wada degan gobolka togdheer
Majirto wax war oo kasoo baxay ujeedada safarka madaxwaynaha iyo doorka uu ku leeyahay colaada beelaha gobolka togdheer wada qaarkood ka dhex qaraxday kaasi oo ay ka dasheen khasaare nafeed iyo mid hantiyeedba.