WAJAALE NEWS

Guoomiye Kuxigeenka Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Kulan La Yeelatay Wafti Ka Socday Dalalka Switzerland Iyo Austria.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka jsl oo ay weheliyaan amsuuliyiin haayada katirsani ayaa kulan la yeelatayw wafti ka socday dalalka Austria iyo Switzarland.

Kulanka ka dib ayaa gudoomiye kuxigeenka haayada qaxoontiga marwo faadumo ayaa ka warbixisay arimaha ay wada hadleen waftigan.

Haay'adda   Qaxoontiga ayaa kulan la yeeshay   Madax ka socda   Wadamada Austria  iyo Switzarland

 

Exit mobile version