TORONTO(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha wakiilada Somaliland Cali Xaamudoo safar ku jooga dalka Canada ayaa jaaliyada reer Somaliland eek u dhaqan magaalada Toronto kala qaybgalay xuska maalinta qarrannimada Somaliland ee 18may oo ay siwayn usoo abaabuleen.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;