WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland Oo Joojisay Cashuur Dhaafka Waxyaabaha Aan Daruuriga Ahayn.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada maaliyada Somaliland sacad cali shire ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu hakad ku ku galiyay cashuur dhaafka loo samayn jiray alaabaha warshadaha,, gaaska iyo waxyaabe kale .

Exit mobile version