MUQDISHO(W,N)-Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa maanta booqasho ku yimid magaalo madaxda somaliya ee muqdisho halkaasi oo uu kulan kula qaatay madaxwaynaha somaliya xasan sheikh maxamuud
Madaxwaynaha somaliya xasan sheikh iyo xoghayaha qaramada midoobay ayaa sida wada jir ah ula hadlay warbaahinta.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/VPh88iSC_-Q