HARAYSA(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa maanta dalka itoobiya gaar ahaan magaalada diridhaba ku geeriyooday gudoomiyihii gudida joogtada ah ee golahawakiilada marxuum xildhibaan nuur kaasi oo mudo xaalada caafimaad ugu maqnaa dalka itoobiya.
Shir gudoonka golaha wakiilada ayaa tacsi udiray guud ahan shacabka Somaliland iyo golihii uu ka baxay xildhibaan nuur oo kamid ahaa mudanayaashii laga soo doortay gobolka awdal.