HARGAYSA(W,N)-Xidhiidhka kubada cagta ee Somaliland ayaa shaaciyay wakhtia uu bilaabmayo tartanka kubada cagta ee horyaalka horyaalada somaliland iyo halka lagu qaban doono sanadkan.
Xidhiidhka Kubada Cagta Ee Jsl Oo Shaaciyay Wakhtiga Uu Bilaabmayo Tartanta Horyaalka Somaliland!
