WAJAALE NEWS

Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Kormeer Ku Tagay Deegaano Katirsan Gobolka Awdal.

BOORAMA(W,N)-Wasiirka wasaarada beeraha Somaliland cabdiqaadir Iimaan ayaa kormeer shaqo ku tagay deegaano katirsan gobolka awdal kaasi oo ujeedadiisa ahayd sidii uu ugu kuurgali lahaa wax soo saarta beeraha iyo shacab wax beerayaan xili roobka.

Exit mobile version