HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada beeraha somaliland cabdiqaadir iimaan ayaa ka dayriyay xaalada dhaqaale ee somaliland iyo saamaynta uu ku yeeshay dagaalka laascanood
Sidoo kale wasiir cabdiqaadir ayaa shacabka ku booriyay in ay waxbeertaan
Dhanka kale wasiirka beeraha ayaa sheegay in mushaharka wasiirada loo jari doono taakulada dagaalka laascanood.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;