WAJAALE NEWS

Tartanka Quraanka Kariimka Ee Bisha Ramadaan Oo Ka Socday Deegaanka Ijaar Ee Gobolka Gabiley Oo Lasoo Gabo Gabeeyay.

GABILEY(W,N)-Tartanka quraanka kariimka ee  bisha ramadaan oo deeganka ijaara uga socday qaarkamid ah madarasadaha deegaano katirsan gobolka gabiley ayaa maanta lasoo Gabo gabeeyay kaasi oo abaalmari la gudoonsiiyay ardaydii kaalmaha hore gabiley

Waxaana munaasibadan Xidhitaankeea ka qaybgalay xildhibaano cuqaal iyo waxgarad kale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version