WAJAALE NEWS

Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo kulan La Qaatay Safiirka Itoobiya Ufadhiya Hargaysa Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadeen!

HARGAYSA(W,N)-Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL Sareeye Gaas Nuux Ismaacil Taani ayaa taliska Guud ee Ciidanka Qaranka  Ku Qaabilay Safiirka Ethiopia u fadhiya Somaliland Ambassador Dalil kadir Bushra  oo uu wehelinayo u qaybsamaha difaaca (Military attache).

Taliyaha Ciidaanka Qaranka Somaliland iyo Safiika Ethiopia  ee somaliland ayaa waxa ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa iskaashan lahaa Xoojinta Amniga, Labada Wadan Kulan u jeedkiisu  ahaa is barasho safiirka cusub.

 

 

Exit mobile version