WAJAALE NEWS

Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Biyo Xidheeno Ay Xukuumadu Ka Hirgalisay Gobolka Awdal.

BOORAMA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka somaliland cabdiraxmaan saylici oo ay weheliyaan maamulka gobolka awdal iyo masuuliyiinta shirkada shaaba ayaa kormeer kusoo maray biyo xidheeno xukuumadu ka hirgalisay gobolka awdal.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version