HARGAYSA(W,N)-Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland ayaa ka hadlay mawqifka xukuumada ee ergayga uu madaxwaynaha somaliya usoo magacaabay sii anbo qaadka wadahadaladii udhexeeyay Somaliland iyo somaliya kaasi oo uu soo dhaweeyay madaxwayne biixi
Sidoo kale madaxwayne biixi ayaa amaanay masuul loo soo magacaabay ergayga wada hadalada somaliya iyo Somaliland cabdikariiim guuleed oo kamid ahaa masuuliyiintii xukuumadii sheikh shariif ee bilaabay wadahadalada labada dal
Dhanka kale madaxwayne biixi ayaa ka hadlay dagaal ka taagan magaalada laascanood iyo doonista shakhsiyaadka horkacaya kacdoonka iyo duulaanka Somaliland kaga imanaya qayb kamid ah dawlada fadaraalka somaliya ee maamul goboleedka punthland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;