JABUTI(W,N)-Madaxwaynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar Geele Iyo Wafti Uu Hogaaminayo ayaa maanta socdaal ugu baxay dalka yugandha halkaasi oo uu kaga qaybgali doono shir ay magaalada kampala ku yeelanayaan wadamada ay ciidamada nabad ilaalintu ka joogaan somaliya.
Shirkan ayaa lagaga arin doonaa joogitaanka ciidamada nabad ilaalinta ee mudiwga Africa ee ku sugan dalka somaliya.