HARGAYSA(W,N)-Wafti madaxdhaqameed oo kazoo kicitimay magaalo madaxda somaliya ee muqdisho ayaa maanta lau soo dhaweeyay madaarka caasimada hargaysa halkaasi oo ay ku qaabileen dhigooga madaxdhaqameedka Somaliland/
Waftigan madaxdhaqameedka koonfurta somaliya ka socday ayaa hore socdaal ugu tagay magaalada laascanood oo ay kulan kula qaateen garaarada gobolka sool kaasi oo ujeedadiisu ahayd sidii ay xal ugu heli lahaayeen colaada laascanood islamarkaana ay dhexdhexaad uga galaan garaadada iyo Somaliland
Soo dhawaynta madax dhaqameedkan ayaa waxaa ka hadlay suldaan xasan suldaan cabdilaahi iyo midkamid ah madxadhaqameedka ka socday muqdisho oo isna dhiniciisa ka hadlay safarkooga.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;