WAJAALE NEWS

“Garaadku Haduu Ka Dhigay In Uu Laascanood Oo Kaliya Leeyahay Isagaa Isku Yareeyay, Ee Anigu, Anigaa Leh Laascanood”xil. Timo jilic

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed tima jilic oo kamid ah mudanayaasha golaja wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay munaasibad lagu maamuusay wafti madaxdhaqameed ah oo kayimid magaalada muqdisho ahaa beesha irir samaale ayaa sheegay in sida loogu baahan yahay cududa beesha irir samaale iyo hiil ay la barbar taagan yihiin Somaliland

Sidoo kale xldhibaan timo jilic ayaa meel cad ka istaagtay xaalada magaalada laascanood isagoo sheegay in uu isagu leeyahay laascanood.

Exit mobile version