WAJAALE NEWS

“Dalka Waa lagu Soo Duulay, Ee Waa In Aynu Midnimadeena Ku Difaacnaa, Ciidanka Dhaawacana Ahna, Iyo Kuwo Ku Dhintay Eheladoodana, Waa In Wax La Taraa”Gudoomiye Faysal.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa sheegay in Somaliland lagu soo duulay islamarkaana shacabka Somaliland looga baahan yahay in ka qayb qaataan difaaciisa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

 

Exit mobile version