HARGAYSA(W,N)-Waxaa maanta aas qaran magaalada hargaysa loogu sameeyey alle ha,unaxariistee Marxuum Ismaaciil Maxamuud Hure Buubaa oo dhawaan ku geeriyooday dalka turkiga.
Waxaana aaska marxuumka ka qaybgalay masuuliyiin xukuumada katirsan, siyaasiyiin, madaxdhaqameed iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;