WAJAALE NEWS

“Waxaan Usheegaynaa Raga Kasoo Ordaya, Majeerteeni, Kismaayo Iyo Kililka Shanaad,Taariikhda Meel Lanagaga Adkaaday Majirto”Gudoomiye Faysal.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay xaalada dagaal ee ka taagan magaalada laascanood iyo kooxaha isku soo bahaystay duulaanka qarannimada Somaliland

Sidoo kale gudoomiye Faysal ayaa sheegay in difaaca qaranka is agtaaga ciidamada qaranka loo midoobo

Dhanka kale Gudoomiye Faysal cali waraabe ayaa hanjabaad culus udiray maamul Goboleedka Punthland oo iyagu qayb ka ah duulaanka lagu soo qaaday Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version