HARGAYSA(W,N)-Tartanka sanadlaha ah ee quraanka kariimka ee ka socday masjidka cali mataan ee magaalada hargaysa ayaa caawa lasoo gabogabeeyay gaar ahaan qaybta inamada kaasi oo uu kaalinta koowaad ku guulaystay wiil yar oo 9jir ah
Tartankan ayaa waxaa maalgalisa shirkada Dahabshiil Group.