LAASCANOOD(W,N)-Taliyaha ciidanka qaranka Somaliland S/G; Nuux ismaaciil Taani oo warbaahina kula hadlay gobolka sool ayaa ka warbixiyay xaalada nabadgalyo ee gobolka oo maalmahan aanu ka dhicin wax dagaal ahi
Sidoo kale taliye nuux ayaa sheegay in ay ciidan ahaan awood uleeyihiin in ay kooxaha nabad diidka ah ka saarin gudaha magaalada laascanood balse ay utudhayaan shacabka magaalada ayna fulinayaan Xabad joojintii uu ku baaqay madaxwaynaha Somaliland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;